Akhriso: Saddex xaqiiqo oo ay Is-moogeysiinayaan Musharrixiinta Mucaaradka

Inkastoo, midowga musharraxiinta dad aqoon iyo xirfadba leh loo nisbeeyo inay isku bahaysteen, haddana hab-fekerkooda, hab-dhaqankooda iyo damacooda dowladnimo waxaad mooddaa mid ka arradan aqoonta waaqica Soomaaliya iyo Soomaalidaba, waxaase usii dheer, tagtada inaysan ufiirsan timaadadana aysan haabka ku haynin. Aan halkan idinku caddeeyo saddex tusaale oo muujinaya sida sahmin la’aanta ah wax u suuradeeyaan … Continue reading Akhriso: Saddex xaqiiqo oo ay Is-moogeysiinayaan Musharrixiinta Mucaaradka